Qeexid
"Dhacdo, arrin iwm ka warhayn."
[-gaa, -gayd]
og aa
og ayd
f.g4"Dhacdo, arrin iwm ka warhayn."
Wadaag:
Cid, wax ka warhaysa noqosho.
f.g3
-gaaday, -gaatay
Wadaag:
ld ogaan (1). Garasho wax loo leeyahay; arrintaas ogaal baan u falay.
Xog wax laga hayo.
Xog'ogaal: oogaanta wax guntooda la ogyahay.
m.l
Wadaag:
ld ogaal, ogaansho. eeg og.
Ulakac; kas, maag. O. buu u yeelay: kas buu u yeelay.
m.f.dh
Wadaag:
O. ah: cid aan wax diiddanayn.
Neef irmaan oo ubad waliba nuugo; hebed.
m.l
Wadaag:
Wax aan wax diiddanayn ahaansho.
Wax, wax kale ka hela ahaansho.
f.g4
-laa, -layd
Wadaag:
Wax, wax oggolaaday noqosho.
f.mg3
-laaday, -laatay
Wadaag:
Ku o.: wax, meel kale u dhow ahaansho.
f.mg4
-lahaa, -lahayd
Wadaag:
Arrin xogteeda wax la socda noqosho.
f.g3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Curiye kiimikaad oo neef ah, midab dhadhan iyo urna lahayn oo ku jira hawada iyo biyaha muhimna u ah noolaha.
Curiyeyaasha biyuhu ka samaysmaan mid ka mid ah. ld ogsijiin, oksijiin.
m.dh
Wadaag: