Qeexid

"ld ogaal, ogaansho. eeg og."

Qeexid Xigta

Ulakac; kas, maag. O. buu u yeelay: kas buu u yeelay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine