"War la rabo in cid loo sheego."
ld ogeysiin.
Wadaag:
Cid xog u sheegid.
f.lg2
-iiyay, -iisay
eeg ogeysii. ld ogeysiis (2).
m.f.dh
ld moogeysiin.
m.l
Qof arrin gaar ah aad u yaqaan.
Wariiri.
ld ismoo geysiin.
Cid wax illowsiin.
f.g2
eeg moogeysii. ld moogeysiis.
ld jecleysiin.
Wax la garanyo is-illowsiin.
ld hogeysasho.