Qeexid
"Wax aan wax diiddanayn ahaansho."
Qeexid Xigta
Wax, wax kale ka hela ahaansho.
[-laa, -layd]
oggol2 aa
oggol2 ayd
f.g4"Wax aan wax diiddanayn ahaansho."
Wax, wax kale ka hela ahaansho.
Wadaag:
O. ah: cid aan wax diiddanayn.
Neef irmaan oo ubad waliba nuugo; hebed.
m.l
Wadaag:
Wax, wax oggolaaday noqosho.
f.mg3
-laaday, -laatay
Wadaag:
Cid wax ku qancin.
Nafley in ay wax oggolaato ku khasbid.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
ld aal
Socod, geeddi iwm ka baaqasho. 2. Ka o.: wax helitaankooda ka quusasho.
f.mg1
-lay, -ooshay
Wadaag:
Dab holcid.
Geel oomman ama ubadkiisa waayey ciyid.
f.mg1
-olay, -oshay
Wadaag: