Qeexid

"/dh eeg oggolow. ld oggolaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oggolaansho oo kali ah:
  • “Waa khalad in sawirka Beckham loo isticmaalo siyaasad, iyada oo aan oggolaansho nalaga qaadan, garyaqaanadayaduna way hubiyeen in sawirkaa adeegsigiisa la joojiyo.”
  • Mar la waydiiyey dambiga loo haysto nimankani waxa uu yahay iyo inay oggolaansho ku soo galeen, waxa uu yidhi: "Nimankani oggolaansho may soo dalban, markaa dee qarsoodi ayey Somaliland ku yimaaddeen, waana niman dawlad kale ka tirsan.