Qeexid
Meel, wax iwm hareeraheeda.
Meel, wax iwm hareeraheeda.
magac / noun
Lab / masculine
f.g4
Labdhedig: -gaa, -gayd
Qeexid: Dhacdo, arrin iwm ka warhayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lahaa, -lahayd
Qeexid: Ku o.: wax, meel kale u dhow ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -gaaday, -gaatay
Qeexid: Cid, wax ka warhaysa noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: Runtii; ogow!
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]