Qeexid
Cid, wax ka warhaysa noqosho.
[-gaaday, -gaatay]
f.g3Cid, wax ka warhaysa noqosho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Meel, wax iwm hareeraheeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -gaaday, -gaatay
Qeexid: Meel durugsan tegid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -gaaday, -gaatay
Qeexid: Arrin wax aan war ka hayn noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g4
Labdhedig: -gaa, -gayd
Qeexid: Dhacdo, arrin iwm ka warhayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld xoogoobid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Xoog yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -laaday, -laatay
Qeexid: Wax, wax oggolaaday noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lahaa, -lahayd
Qeexid: Ku o.: wax, meel kale u dhow ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: Runtii; ogow!
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]