Qeexid

"ld ogsajiin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ogsijiin oo kali ah:
  • Waxayse kaga duwantahay baahida biyuhu halmar magaalada ama tuulada ma saameeyso, waxaan is leeyahay meesha ay ugu dhowdahay waa Ogsijiinta lagu neefsado!
  • Cabdi Cabdillaahi, wuxuu kaluu sheegay in dugsiga sare ee Berbera uu leeyahay, Laab qalabaysan, hase yeeshee dhuumaha ogsijiinta ay ka xun yihiin, taas oo keentay in aan lagu qaban tijaabooyinak ardayda lagu tuso.