[-naaday, -naatay]
ogsoonow aaday
ogsoonow aatay
"Arrin xogteeda wax la socda noqosho."
Wadaag:
Cid wax ka war haysa ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
eeg ogsoon. ld ogsoonaansho (2).
m.f.dh
/dh eeg ogsoonow. ld ogsoonaan.
m.l
Wax roon noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
(-oobay, -owday; -oobi) ld agoomow.
f.mg1