Qeexid
Badar, beer ka soo go'ay inta loogu talaggalay in la cuno.
Badar, beer ka soo go'ay inta loogu talaggalay in la cuno.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: ld ahaw.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Orgi wan iwm oo aan wax boodi karin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: O. ah: Dhul dhir badan oo aan la mari karin leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax wadid ama hoggaamin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ohoomi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]