[-iyay, -isay]
okor yay
okor say
"Nafley meel dedan roob ka gelin."
Wadaag:
eeg okori.
m.f.dh
Meel dedan roob ka gelid.
f.g3
-rtay, -ratay
Kor u dhawaaqid.
Cod dheer ku heesid. ld orri.
f.mg2
-iyay, -isay
(-iyo, m.l) Haweeney la qabo; afo.
m.dh
(f.g) Wax dhashay ama yar dheefin si uu u weynaado.
(f.mg) Ka k.: nafley dhibaato ka nabad-gelin (Ilaah).
f.g2
eeg okoro.