Qeexid

"Meel dedan roob ka gelid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga okoro oo kali ah:
  • Sokorow waa cudurka loo yaqaano macaanka (lat. diabetes mellitus).waana cudur hadduu mar kugu dhac aan waligii kaabixin(irreversable disease) Cudurkaas wuxuu ku lug leeyahay sida ay sonkortu ugu milanto dheecaamada kale ee jirka.
  • Macaanka ama Sokorow:ga waxaa sababa marka dhecaanka loo yaqaan Insuliinka ee uu sameeyo ganaca uu yaraado ama marka uusan jirin dheecaankaasi gabi ahaanba.