Qeexid
(-tyo, m.dh) (kiim.) Heertamarta deggan ee atam ee ay ku jiraan siddeed elektaroon. Dhammaystirka oktetku waxa uu keenaa degganaansho gaar ah, waana salka aragtida liiwis ee oktetka.

magac / noun
Lab / masculine
urur / collective
Wadaag: