Qeexid

"ol'ole m.l (-layaal, m.l/dh) Isku dubbarididda si dhakhso ah la isugu dubbarido hawl, arrin iwm. ld olole."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ol oo kali ah:
  • Dhinaca kale, laba gool oo ay kala dhaliyeen Stan Lazaridis iyo Geoff Horsfield ayay kooxda Birmingham kaga badisay 2-0 kooxda Aston Villa ciyaartaas habeen hore oo ka dhacday garoon Highbury.
  • "MV Golden Blessing, oo ah markab booyad ah iyo 19-shaqaale ah oo u dhashay dalka China ayay burcadbadeeda Somalia fasaxeen, kadib markii ay muddo bilooyn ah gacanta ku hayeen" ayuu yiri Mwangura oo sheegay inaan la ogeyn lacagta laga bixiyay.