Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
olkeyn
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `olkeyn`
olkee
Qeexid
Hees iwm cod macaan oo dheer ku qaadid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
alkeyn
Qeexid
(-no, m.dh) (kiim.) Noochaydarokarboon ah oo leh naaneysta guud eeC H . Alkeynadu waa iskudhisyo baahan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
olko
Qeexid
Luuq macaan oo heesaha iwm lagu qaado.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: