Qeexid

"Luuq macaan oo heesaha iwm lagu qaado."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga olko oo kali ah:
  • Hadalladaas waxay farxad geliyeen Xaaritha iyo walaalkiis Kacab, waxayna wiilkoodii uga tageen Muxammad Binu Cabdillaahi, iyagoo ku soo laabtay tolkooda, isla mar ahaantaana aan ka cabsi qabin aayatiinka Zeyd Binu Xaaritha.
  • Wuxuu inna xusuusinayaa dhacdooyinkii axmaqnimada lahaa ee dawladda qoraagu koolkoolinayaa ku la kacday qaybo dhan oo bulshada ka mid ah.