[-iyay, -isay]
olol yay
olol say
"Dab olol u yeelid."
Wax dab qabadsiin.
Wadaag:
eeg ololi.
m.f.dh
eeg olol2.
Holac.
Cida geela marka uu oomman yahay ama ubadkiisa waayo.
m.l
Dab holcid.
Geel oomman ama ubadkiisa waayey ciyid.
f.mg1
-olay, -oshay
ld ol'ole.
ld ol'olee.
f.mg2
-leeyay, -leysay
eeg ololee. ld ol'olayn.
Wax ololay ahaansho (dab).
f.mg4
-naa, -nayd
ld galoof- olol1 (2).
O. ah: Dhul dhir badan oo aan la mari karin leh.
m.l.kh
eeg ololsan. ld ololsanaansho.
/dh ld ololsanaan.