Qeexid
"Wax ololay ahaansho (dab)."
[-naa, -nayd]
ololsan aa
ololsan ayd
f.mg4"Wax ololay ahaansho (dab)."
Wadaag:
Dab olol u yeelid.
Wax dab qabadsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Holac.
Cida geela marka uu oomman yahay ama ubadkiisa waayo.
m.l
Wadaag:
Dab holcid.
Geel oomman ama ubadkiisa waayey ciyid.
f.mg1
-olay, -oshay
Wadaag:
Wax golongol hayo ahaansho (nafley).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: