Qeexid
"Daruuro biyeysan oo isku dhacay shanqarid; gugacid."
[-day, -dday]
onkod2 ay
onkod2 day
f.mg1"Daruuro biyeysan oo isku dhacay shanqarid; gugacid."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Shanqar weyn oo kolkay daruuraha biyaha leh isku dhacaan ka yeerta; gugac. ld unkod.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (baay.) Jiin ay leeyihiin fiirusyadu iyo unugyo naasley oo keeni kara kansar.
m.l
Wadaag:
Geed la gooyey xero ka samayn.
Xero, guri iwm afka ka daboolid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(daaw.) Barashada iyo ku shaqeynta daaweeynta kansarka.
m.l
Wadaag:
(-rday, -rodday; -rdi) Lugaha si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud u qaadid; roorid.
f.mg1
Wadaag: