Qeexid
"(-nno, m.dh) (baay.) Jiin ay leeyihiin fiirusyadu iyo unugyo naasley oo keeni kara kansar."
"(-nno, m.dh) (baay.) Jiin ay leeyihiin fiirusyadu iyo unugyo naasley oo keeni kara kansar."
Wadaag:
(daaw.) Barashada iyo ku shaqeynta daaweeynta kansarka.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Shanqar weyn oo kolkay daruuraha biyaha leh isku dhacaan ka yeerta; gugac. ld unkod.
m.l
Wadaag:
Daruuro biyeysan oo isku dhacay shanqarid; gugacid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(-nyo/-no, m.dh) (kiim.) Boolisakarayd ka kooban bolimeer gulukows ah oo faracyo badan leh oo laga helo nudaha xayawaanka, gaar ahaan beerka iyo unugyada muruqyada. Waa kaydka muhiimka ah ee tamarta kaarboo- haydrayd ee unugyada xayawaanka, waxaanay u egtahay rucub xubuub ah oo saxarro yar ah.
m.l
Wadaag: