"Ur qurmuun oo ka soo baxda wax qurmay."
Wadaag:
Wax qurmid.
f.mg1
-ray, -rtay
eeg ontor2.
m.f.dh
(bot.) Geed weyn qodax lahayn, hoos fiican, oo leh miro kulkulucsan oo macaan. ld hontorro.
m.dh
(baay.) Korritaanka noolaha laga bilaabo unug bacrinsan ilaa inta uu qaangaadhayo.
m.l