Qeexid

"(bot.) Geed weyn qodax lahayn, hoos fiican, oo leh miro kulkulucsan oo macaan. ld hontorro."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ontorro oo kali ah:
  • Koontorrool Afgooye ayaa iyagu maanta wabaahinta u sheegay in lacagihii laga qaadi jiray la kordhiyay oo laba jibaar laga dhigay markii ay ogaadeen in maanta 6-da saa ay ku egtahay xiligii loo qabtay in hadii aysan meesha agin talaabo laga qadi doono.