Qeexid
"Dhir la gooyey oo xero iwm lagu sameeyo."
Qeexid Xigta
Geed qodax leh.
"Dhir la gooyey oo xero iwm lagu sameeyo."
Geed qodax leh.
Wadaag:
Geed la gooyey xero ka samayn.
Xero, guri iwm afka ka daboolid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Xero iwm ood ku wareegsasho.
f.g3
-ootay, -oodatay
Wadaag:
Dhigidda maroodi dhigo ood weyn jidka raxantu marto si uu ugu xujeeyo arbaha raxanta wada.
Xuja adag oo cid la hor dhigo.
Calaamad geediga loo sameeyo si uusan u habaabin ood yar dhulka loogu jiido.
m.l
Wadaag:
Lugaha oo si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud loo qaado; roor.
m.l
Wadaag:
Lafaha gebiga ah oo indhaha ka korreeya oo sunnayaashu ku yaalliin midkood.
Hadal hoos laysugu sheego; faq.
Xodxodasho. 4. Neef bayr leh oo aan la qaban karin; farow. 5. (m.l./dh) (- do, m.l) Dhul siman meel ka yara sarreysa.
m.l
Wadaag:
Kartida ay cidi uleedahay inay arrin meel mariso.
Xooggamuruqa.
m.dh
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Shanqar weyn oo kolkay daruuraha biyaha leh isku dhacaan ka yeerta; gugac. ld unkod.
m.l
Wadaag:
oo xi. 1. (nax.) Xiriiriye loo adeegsado in laysku xiro labo weer tabineed oo abyoon. Tus. “Cali waa nin wanaagsan oo deeqsi ah”, “Cali oo Xamar joogay ayaan la kulmay, adoo harsan waayay ma laguu soo harsaday?” 2. (nax.) Xiriiriye isku xira laba fal oo isku mar la qabtay.
Wadaag:
Ood weyn oo xerada xoolaha afka laga saaro.
Aflagaaddo.
m.dh
Wadaag:
Qof ka dhashay qolo xoog iyo tiro badan.
Bawdka beerta.
Meel dhir badan leh oo mariddeedu dhibtahay. 4. ld oodmid.
m.l
Wadaag:
Wax xirmay noqosho (albaab, xero iwm).
Arrin, hadal iwm wax naan meel haysan noqosho.
f.mg1
Wadaag: