Qeexid

"Xero iwm ood saarid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oodee oo kali ah:
  • Qureysh talo ayaa ku caddaatay waxayna ka cadhoodeen waxyaalaha uu Cumar sameeyey, waxay markaa ku tashadeen ineyba dilaan hase yeeshee waxaa arrintaa is hor taagay Cumarna gaadhsiiyey Caas ibnu Waa'il.
  • Goobtii Madafacaasi ku dhacay ee ay ku geeriyoodeen Marxuumiintaasi oo aheyd Barxada Garaash Geedoole ayaa waxaa ku dhaawacmay dhowr qof oo kale sida ay sheegayaan ilwareedyo kale oo aan la xiriirnay.