Qeexid
"Xero, aqal iwm afka ood ka saarasho."
[-stay, -satay]
oodeys tay
oodeys atay
f.g3"Xero, aqal iwm afka ood ka saarasho."
Wadaag:
Wax bixintooda diyaar loo ahaa cashasho.
D. ah: timo jarriin ka dhaafid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Weel iwm siddo u yeelasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Ku m.: qof ku dheeldheelid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Harag meged ka dhigasho.
Harag meged marsasho. ld magdeyso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Socod habeen haween ugu haasaawo tegid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Geed la gooyey xero ka samayn.
Xero, guri iwm afka ka daboolid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Dhir la gooyey oo xero iwm lagu sameeyo.
Geed qodax leh.
m.dh
Wadaag:
Xero iwm ood ku wareegsasho.
f.g3
-ootay, -oodatay
Wadaag: