[-iyay, -isay]
oodgedd yay
oodgedd say
"Xero ama guri diqoobay meel u dhow u rarid (xoolo)."
Wadaag:
eeg oodgeddi. ld oodgeddis.
m.f.dh
ld oodgeddin.
m.l
ld oodrogo.
f.g3
-istay, -isatay
ld oodrogasho.
m.dh
Wax hadba dhinac u rogid.
Badeeco ganacsi ku sameyn.
Eray fal ah rogrogid. ld gadgaddi.
f.g1
Xanuun saableyda qabta oo ka dhasha jug, dabayl xoog leh ama muruqo go'.