Qeexid
"Dhigidda maroodi dhigo ood weyn jidka raxantu marto si uu ugu xujeeyo arbaha raxanta wada."
Qeexid Kale
Calaamad geediga loo sameeyo si uusan u habaabin ood yar dhulka loogu jiido.
Qeexid Xigta
Xuja adag oo cid la hor dhigo.
"Dhigidda maroodi dhigo ood weyn jidka raxantu marto si uu ugu xujeeyo arbaha raxanta wada."
Calaamad geediga loo sameeyo si uusan u habaabin ood yar dhulka loogu jiido.
Xuja adag oo cid la hor dhigo.
Wadaag:
U o.: si uu u ogaado tabarta arbaha, jidka raxantu ku aroorto ood weyn dhigid (maroodi).
U o.: cid geeddi ah si aysan u habaabin calaamad u sameyn.
U o.: cid xuja adag hor dhigid. 4. U o.: cid wax dooneysa qadin.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Dhir la gooyey oo xero iwm lagu sameeyo.
Geed qodax leh.
m.dh
Wadaag: