Qeexid

"U o.: si uu u ogaado tabarta arbaha, jidka raxantu ku aroorto ood weyn dhigid (maroodi)."

Qeexid Kale

U o.: cid xuja adag hor dhigid. 4. U o.: cid wax dooneysa qadin.

Qeexid Xigta

U o.: cid geeddi ah si aysan u habaabin calaamad u sameyn.

Wadaag: