Qeexid
"(-cay, -cday; -kici) Hilib muqmad ka dhigid."
"(-cay, -cday; -kici) Hilib muqmad ka dhigid."
Wadaag:
Wax oodkac laga dhigay ahaansho (hilib).
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
Xero iwm ood ku wareegsasho.
f.g3
-ootay, -oodatay
Wadaag:
Geed la gooyey xero ka samayn.
Xero, guri iwm afka ka daboolid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Dhir la gooyey oo xero iwm lagu sameeyo.
Geed qodax leh.
m.dh
Wadaag: