"eeg oodkac2."
Wadaag:
eeg kac.
m.f.dh
eeg ood2.
ld hiyikicid.
m.dh
eeg oodan3.
(-cay, -cday; -kici) Hilib muqmad ka dhigid.
f.g1
Hilib oodkac ka dhigasho.
f.g3
-cay, -cday
Hilib yaryar oo shiilan oo keyd gala; muqmad.
m.l
Wax oodkac laga dhigay ahaansho (hilib).
f.mg4
-cnaa, -cnayd
eeg oodkaco.
eeg oodkacan. ld oodkacnaansho.
/dh ld oodkacnaan.