Qeexid

"Xero iwm ood ku wareegsasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oodo oo kali ah:
  • Ama oday mir-qaan sare la tegay, ood ruux il-darran moodo.
  • Ma aanan maqlin halkan danbe jeer ay i qabato wax la moodo qandho, sidoo kalena waxaa igu dhacay jiri-raco ilaa aan ka cabsaday inaan ku-kor-dhaco sayyidkayga.