Qeexid
"Meel degalowday meel u dhow uga guurid. ld oodgeddiso."
[-gtay, -gatay]
oodrog tay
oodrog atay
f.g3"Meel degalowday meel u dhow uga guurid. ld oodgeddiso."
Fal / verb
Wadaag:
eeg oodrogo. ld oodgeddisasho.
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Jirka sare ee nafleyda.
Dhulka meeshiisa aan cadduun iyo dooxo ahayn.
Wax dushood sare.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Dhir la gooyey oo xero iwm lagu sameeyo.
Geed qodax leh.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Geed la gooyey xero ka samayn.
Xero, guri iwm afka ka daboolid.
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-day, -dday
Wadaag:
Wax dhiniciisa sarreeya hoos marsasho.
Qof la legday oo laga sarreeyo qofkii legday geddisasho.
Ka r.: alaab gaadiid saaran ka degsasho. 4. Ku r.: wax, wax qarin karo ku gambisasho.
f.g3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-gtay, -gatay
Wadaag:
Xero iwm ood ku wareegsasho.
f.g3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-ootay, -oodatay
Wadaag: