Qeexid
"Wax rimid u baahan noqosho (sac)."
[-ftay, -fatay]
oof tay
oof atay
f.mg3"Wax rimid u baahan noqosho (sac)."
Wadaag:
Saableyda dadka labadeeda dhinac midkood.
Xanuun daran oo saableyda ku dhaca.
m.dh
Wadaag:
oo xi. 1. (nax.) Xiriiriye loo adeegsado in laysku xiro labo weer tabineed oo abyoon. Tus. “Cali waa nin wanaagsan oo deeqsi ah”, “Cali oo Xamar joogay ayaan la kulmay, adoo harsan waayay ma laguu soo harsaday?” 2. (nax.) Xiriiriye isku xira laba fal oo isku mar la qabtay.
Wadaag:
Ood weyn oo xerada xoolaha afka laga saaro.
Aflagaaddo.
m.dh
Wadaag: