Qeexid
"Dab weyn shidid."
Qeexid Kale
Salaad waajibaadkeeda si wanaagsan u fulin.
Qeexid Xigta
Dacwo, rabsho iwm abaabulid.
[-gay, -gtay]
oog3 ay
oog3 tay
f.g1"Dab weyn shidid."
Salaad waajibaadkeeda si wanaagsan u fulin.
Dacwo, rabsho iwm abaabulid.
Wadaag:
Subaxnimo.
Dab weyn oo sida badan loo shido in la isaga digo colaad.
Calaamad cad oo ay lo'da qaarkeed wejiga ku yeelato.
m.dh
Wadaag:
Jirka sare ee nafleyda.
Dhulka meeshiisa aan cadduun iyo dooxo ahayn.
Wax dushood sare.
m.dh
Wadaag:
Meel ku nagaan.
Jirid; noolaansho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax khasab ku qaadasho.
Haweeney kufsasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
oo xi. 1. (nax.) Xiriiriye loo adeegsado in laysku xiro labo weer tabineed oo abyoon. Tus. “Cali waa nin wanaagsan oo deeqsi ah”, “Cali oo Xamar joogay ayaan la kulmay, adoo harsan waayay ma laguu soo harsaday?” 2. (nax.) Xiriiriye isku xira laba fal oo isku mar la qabtay.
Wadaag:
Dab wax la oogay noqosho.
Dacwo, rabsho iwm wax la oogay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Dab wax la oogay ahaansho.
Wax si wanaagsan loo fuliyey ahaansho (salaad).
Dacwo, rabsho iwm wax la oogay ahaansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag: