Qeexid

"Dab wax la oogay noqosho."

Qeexid Xigta

Dacwo, rabsho iwm wax la oogay noqosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oogan oo kali ah:
  • Dagaal Xoogan oo galabta ka dhacy Xaafado kamid ah Magaalada Muqdisho.
  • Madaxweyne Cadde iyo Taliyihiisa ciidanka Daraawiishta uu dhowaan magacaabey Cabdirizaq Sh, Cusmaan ( Cali Badiye) ayaa diidmo xoogan ka mujinaya magacabista Careys.