Qeexid

"Jirka sare ee nafleyda."

Qeexid Kale

Wax dushood sare.

Qeexid Xigta

Dhulka meeshiisa aan cadduun iyo dooxo ahayn.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“Buurta oogadeeda”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine