Qeexid

"Ka o.: cid oohin ka keenid. ld boohi, ooy."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oohi oo kali ah:
  • Waalidka ayaa degdeg u baran doona aqoonsiga in ilmuhu u isticmaalo oohin kala duwan baahiyihiisa kala duwan.
  • Aniga oo aan oohin dhamaysan baa balaayadu hig tidhi.