Qeexid

"eeg oohi. ld boohin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oohin oo kali ah:
  • Qofkaan rayidka ah ayaa sheegey in dhawaaq iyo oohinta dumarkaan la maqllayey ilaa saakey waaberigii.
  • Anoo karhayay oohintii ilmaha gaajaysan, waagii markuu beryey waxaan kula taliyey inay isii sugto oo aan cid doono illaa ma lugayn kartee.