Qeexid
"Kul badan ku gubasho."
Qeexid Xigta
Cunto dab saaran biya la'aan awgeed gubasho.
[-ray, -rtay]
oomaar2 ay
oomaar2 tay
f.mg1"Kul badan ku gubasho."
Cunto dab saaran biya la'aan awgeed gubasho.
Wadaag:
Kul badan.
Ur ka dhasha cunto gubatay biyo la'aan awgeed.
m.l
Wadaag:
Macdan cawlan, jilicsan, oo lacagta iyo alaabooyin kale laga sameeyo.
Daxalka biraha dushooda ku samaysan.
Biyo muddo fadhiyey wasakhda ka dhalata. 4. Caws jilicsan oo xooluhu daaqaan raradana laga sameeyo. 5. Midab, guduud madow yari ku jiro ah oo lo'du yeelato.
m.dh
Wadaag:
(-ayaal, m.l/dh) (c.cimi.) Roob yari: badanaa waxaa lagu isticmaalaa cimilo ama gobol uu roobku ku yaryahay oo uu deegaanta si liidata ugu filanyahay. Mararka qaarkood waxaa lagu isticmaalaa meelaha celceliska roobku ka yaryahay 250 mm (10 hiisk).
m.l
Wadaag:
Dambas noqosho (dab).
Si ba'an u gubasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Khamaar ciyaarid.
Ku k.: wax biimo gelin. ld khammaar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Musmaar wax iskula dhejin.
Ku m.: cid,cid kale ku dirid. ld musbaar2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Nafley biyo u diidid.
Cid hadal badan ku daalin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Alaab (aqaliwm) meel sare saarid.
(f.mg) Ka aa.: ciddakano gashay ka gudid.
(f.mg) U aa.: cidqof laga dilay, ciddii dishey qof ka mid ahdilid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhul oommane ah oo aan dad iyo duunyo midna joogin.
m.l
Wadaag:
(-yaal, m.l/dh) (juqr.) Ereyo loo istiicmalo cimilada iyo deegaanta siday u kala horeeyaan gobollada cidhifyada lamadegaannada halkaasoo roob sannadeedku in yar badanyahay deegaantuna xoogaa ka filiqsantahay meelaha ku xiga, sida lamadegaanka kulul iyo safaanaha dhexdooda.
m.l
Wadaag: