Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) (daaw.) Kaadisokorow."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga oomiye oo kali ah:
  • Gudoomiye cusub oo loo dhaariyay guddiga doorashooyinka (Haatuf): Maxamuud Yuusuf X. Cabdi Caamir, ayaa loo dhaariyay Gudoomiyaha cusub ee Gudiga Doorashooyinka degmada Gabiley maalintii shalay.
  • Cabdi Saxardiid Askar, Gudoomiye Ku-xigeeka Guddiga Shaqaalaha Dawladdu, wuxuu ku tagay Oog isaga iyo odayaal kale oo ka tirsan beeshaas, kadib markii martiqaad looga soo diray kulankaas ka socda Oog, waxaanu ku soo noqday Hargeysa dhawaan.