Qeexid
ld onbeelid.
ld onbeelid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Biyo aan laga dhergin cabbid; harraadbeel.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld oonbeel1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oomay, -oontay; -oomi) Biyo rabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Baahi biyo la cabbo loo qabo; harraad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Bahal dabacadeeyaha la eg oo ku nool dhulka buuraleyda ah oo cuna sagaarada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Wax kasta oo la cuno ama la cabbo, cunto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Koox dabeeci ahaan sabo ku wada uuman, oo isugu jira sinjiyo dhir iyo xayawaanba leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.l) Cid ama reero badan oo meel wada deggan; duddo; qeyro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -eelay, -eeshay
Qeexid: Hanti ama wax kale oo hore loo lahaa tirmid; waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]