"O. ah: xoolo aroor ah oo baryey xeradoodii meel aan ahayn."
Wadaag:
Baahi biyo la cabbo loo qabo; harraad.
m.l
Wax kasta oo la cuno ama la cabbo, cunto.
m.dh
(-oomay, -oontay; -oomi) Biyo rabid.
f.mg1