[-ray, -rtay]
oontir ay
oontir tay
"Nafley biyo ay oonka uga baxdo siin."
Wadaag:
eeg oontir.
m.f.dh
Baahi biyo la cabbo loo qabo; harraad.
m.l
Wax kasta oo la cuno ama la cabbo, cunto.
m.dh
(-oomay, -oontay; -oomi) Biyo rabid.
f.mg1