Qeexid
"(-llo, m.dh) Laba nin oo labo haween oo walaalo ah kala qaba, waxa ay isu yihiin. ld ooryowalaal."
"(-llo, m.dh) Laba nin oo labo haween oo walaalo ah kala qaba, waxa ay isu yihiin. ld ooryowalaal."
Wadaag:
(-oobay, -owday; - oobi) Laba nin ooryawalaal noqosho. ld ooryowalaalow.
f.mg1
Wadaag:
Labo nin ooryowalaal ka dhigid.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag: