Qeexid
"(-oobay, -owday; - oobi) Laba nin ooryawalaal noqosho. ld ooryowalaalow."
"(-oobay, -owday; - oobi) Laba nin ooryawalaal noqosho. ld ooryowalaalow."
Wadaag:
(-llo, m.dh) Laba nin oo labo haween oo walaalo ah kala qaba, waxa ay isu yihiin. ld ooryowalaal.
m.l
Wadaag:
Labo nin ooryowalaal ka dhigid.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Calal ama wax duugoobay noqosho.
f.mg1
Wadaag: