Qeexid
"Labo nin ooryowalaal ka dhigid."
[-leeyay, -leysay]
ooryowalaale eeyay
ooryowalaale eysay
f.g2"Labo nin ooryowalaal ka dhigid."
Wadaag:
(-llo, m.dh) Laba nin oo labo haween oo walaalo ah kala qaba, waxa ay isu yihiin. ld ooryowalaal.
m.l
Wadaag:
Walaalo ka dhigid (cid).
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(-oobay, -owday; - oobi) Laba nin ooryawalaal noqosho. ld ooryowalaalow.
f.mg1
Wadaag: