"Waayidda uu sac ama ri' orgeysani waayo dibi ama orgi kuda (booda)."
Wadaag:
Ri' wax orgi u baahan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
eeg orgee.
m.f.dh
eeg orgeysan. ld orgeysnaansho.
/dh ld orgeysnaan.
m.l
Orgi ri' tallaabid.
f.g2
-geeyay, -geysay