Qeexid

"Kor u dhawaaqid."

Qeexid Xigta

Cod dheer ku heesid. ld orri.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ori oo kali ah:
  • Dhinaca kale wasiirku waxa uu tilmaamay taliyaha dhibaatooyin dhaqaale iyo khataro badan dalka ku xeeran, kuwaas oo uu ku booriyay inuu adkaysi u yeesho.
  • Sida ay wararku sheegayaan Xildhibaanada ayaa ku orinaya Aadan Madoobe, iyagoo ku qeylinaya DOONI MEYNO Aadan Madoobe iyo erayo ay ku muujinayaan in ay dhamaatay waqtigiisa.