Qeexid
"eeg orodsii. ld ordisiin, ordisiis, orodsiis."
"eeg orodsii. ld ordisiin, ordisiis, orodsiis."
Wadaag:
Wax inuu ordo ku kellifid. ld ordisii.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Lugaha oo si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud loo qaado; roor.
m.l
Wadaag:
(-rday, -rodday; -rdi) Lugaha si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud u qaadid; roorid.
f.mg1
Wadaag:
(-no, m.dh) (baay.) Koox ka tirsan walxaha koritaanka dhirta oo masu'uul ka ah dariiqooyinka ay ka mid yihiin kor u qaadidda koritaanka si uu unuggu u ballaadho, sugidda shiiqista figeed iyo bilaabidda samayska xididka marka la jaro.
m.dh
Wadaag: