Qeexid
"Socdaal dheer oo ay dumarku meel fog ugu caws doontaan iyagoo badan, qaatana awr iyo sahay, kuna qaadata muddo aan ka yareyn bil."
"Socdaal dheer oo ay dumarku meel fog ugu caws doontaan iyagoo badan, qaatana awr iyo sahay, kuna qaadata muddo aan ka yareyn bil."
Wadaag:
Socdaal dheer oo herinta meel fog u ugaarsi tageyso, iyadoo awr raranaysa sahayna qaadanaysa, oo maqnaanaysa bil ama laba.
m.l
Wadaag:
Lugaha oo si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud loo qaado; roor.
m.l
Wadaag:
(-rday, -rodday; -rdi) Lugaha si degdeg ah oo socodka ka dhaqso badan kana fudud u qaadid; roorid.
f.mg1
Wadaag:
Si sedbursi xoog iyo dhaqso leh hanti cid ka dhexeyso u qaadasho.
Si xoog iyo sharcidarro ah hanti iwm cid uga qaadasho.
Dedejin (cunid, socod, iwm).
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax dham maantood wada marid ama wada aqoon.
Soo k.: arrin iwm soo gaabin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Meel bannaan oo lagu soo bandhigo ciyaaraha.
Wax qeyb qeyb u yaalo middood.
Meesha ay herintu degto marka ay oroobka tahay. 4. (riw.) Meesha lagu sameeyo masraxi-yadda.
m.dh
Wadaag:
Oogada, inta la saro, toobin dhiig kaga keenid.
Soo jiidid, soo uruurin; soo yarayn.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag: